La taliyaha Madaxweynaha oo sheegay in Mucaaradku doonayaan duminta dowlada

La Taliyaha Madaxweynaha Soomaaliya Salaad Cali Jeelle oo Warbaahinta la hadlay ayaa eedeyn culus u jeediyay siyaasiyiin iyo Xildhibaano mucaarad ah oo shalay ku shiray magaalada Naiarobi. Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in mucaaradka ku shiray magaalada Nairobi ay doomayaan in a dumiyaan dowlada hada jirta balse aysan dooneyn in xal siyaasadeed la gaaro lagana … Continue reading La taliyaha Madaxweynaha oo sheegay in Mucaaradku doonayaan duminta dowlada